RW Rooble oo si kulul uga hadlay qaraxii ismiidaaminta ahaa caawa ka dhacay Muqdisho

Ra’isul wasaaraha Xukuumada Somalia Maxamed Xuseen Rooble ayaa cambaareeyay qaraxii ismiidaaminta ahaa ee caawa ka dhacay Muqdisho. Qaraxan ayaa ka dhacay maqaahi ku taalla halka loo yaqaano saddexda Geed oo ku dhow saldhiga Booliska degmada Shingaani ee magaalada Muqdisho, ka dib markii qof isku soo xiray uu halkaas isku qarxiyey, 6 qof ayaana ku dhintay, … Continue reading RW Rooble oo si kulul uga hadlay qaraxii ismiidaaminta ahaa caawa ka dhacay Muqdisho